Gudaha Ka Akhri: Shiinaha oo ka Digay Dagaal ka Dhaca Gacanka Kuuriya

 

Shiinaha ayaa maanta ka digay  dagaal ka dhaca Gacanka Kuuriya sidoo kalena sheegay in aanu keenayn wax guulo ah.

 

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha Lu Kang ayaa sheegay in Beijing ay rajaynayso in waqooyiga Kuuriya iyo siyaasiyiinta Mareykanka ay ogaan doonaan in xal milateri wax faa`ido ahi ku jirin nooca doonaba ha noqdee.

 

 

Shiinaha ayaa sidoo kale muujiyay sida ay uga xun yihiin xaalada sii xumaaneysa ee u dhaxeysa Washington iyo Pyongyang, sidaasi waxaa yidhi afhayeenka oo ka hadlay Beijing.

 

Warqabadka ToggaHerer

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso