Iran : Haweenay ku jiifta Kawarka hore ee Taxi xawaare sare ku socda!

Telefishinka dawlada Iiraan ayaa soo bandhigay Fiidyaw Muran dhaliyey kaas oo ahaa haweeney ka laalada dhinaca hore ama kawarka Taksi ku socda Xawaare Dheereynaya Magaalada Isfahan ee Dalka Iran.

Fiidyowgan ayaa laga sii daayay telefishanka qaranka iyada oo aan la sharraxin iyadoo dadkuna u maleynayaan in haweeneyadu tahay rakaab, Waxaana lagu qasbay Maamulka degmada Isfahan in ay caddeeyaan dhacdadan waxayna sheegeen in Dhacdadu dhacday saddex maalmood ka hor gabadhuna tahay xaaska darawalka isla markaana uu ula dhaqmey sidan , jirayna muran qoys waxayna intaa raaciyeen in darawalkii la qabtay.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso