Tacsi Naxdinle Oo Ku Socota Qoyskii Xildhibaan Cabdiraxmaan M Talyanle

lnaa Li Laahu wa Inaa Ilayhi Raajicuun.

Kuli Nafsi Daa’iqatul Mowt

Dhamaan Maamulka Sare ee Xisbiga Waddanl , dhamaan gudoomiyayaasha laa’amaha Iyo masuuliyiinta,dhamaan Xubnaha Iyo taageerayasha Xisbiga Waddani UK. Waxay Tacsi  tiiraanyo Leh u dirayaan ,qoyskii qaraabadii ehelkii ,golayaasha qaranka  Jamhuuriyada Somaliland Xisbiyada qaran ,gaar ahaan Xisbiga Waddani ,iyo Xildhibaanada  golaha wakiilada Somaliland .Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid ILaahay  naxariistii jano fardowsa ha ka waraabiyee  Marxuun Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo galabta 26/9/17 ku geeriyooday Dalka Hindiya. Waxaanu Ilaaahay uga baryaynaa inuu janatul Aclaa ka waraabiyo xaaskiisii Iyo caruurtiisi, dhamaan shacabka Iyo  Jamhuuriyada Somalilandna Samir Iyo iimaan inaga  siiyo Amiim Amiin.

Inaa Li Laahu Wa Inaa Ilayahi Raajicuun.

Maamulka Xisbiga waddani UK.

Mataan M Omar

sheffield.

Advertisement

Ku Xayeysiiso