Shan Sano oo Xabsi ah oo Loogu Xukumay Eedo musuqmaasuq Ra’iisul-wasaarihii hore ee Thailand  

Maxkamadda Sare ee Thailand ayaa ku xukuntay ra’iisul-wasaarihii hore ee dalkaasi Jungluk Shinawat shan sano oo xadhiga iyada oo dalka ka maqan kiiskii lagu haystay ee  musuqmaasuqa.

Shinawat ayaa ka soo carartay dalkaasi bishii hore markii go’aanka kama dambaysta ah ee dacwadda la soo gudbiyay.

Lama oga Meeshay Qabtay se waxa loo Malaynayaa  lana aaminsan yahay inay kula nooshahay Walaalkeed Dubai.

Xukuumadeedii ayaa Xukunka lagaga tuuray Afgambi sannadkii 2014.

 

Warqbadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso