Masaarigii Mucjisada ahaa Ragab Abdel Maqsoud oo degan Imbaba ee Masar ayaa waxa uu dhashay Gacamha isaga oo Wax ka qaba h muddo Sagaal Sanadood ah ayaa la isku dayay in loo badbadiyo Gacmaha Se Macal Asaf may suuragalin.
Hase yeeshee kama aysan horjoogsan ninkan reer Masar oo ah mid u ehel ah Rabitaan xoogaan isaga oo sii watay noloshiisa ilaa iyo markii ay da’diisu ahayd 15-jir, Abd al-Maqsud wuxuu ka shaqeeyaa Samaynta Saacadaha Waxa oo kale oo uu wataa Gaadhigiisa Khaaska ah.
Ka daawo sheekada Ragab Abdel Maqsoud fiidiyowgan.
Warqabadka ToggaHerer