Xoghayaha Caafimaadka Maraykanka oo iscasilay ka dib muran ka taagnaa duulimaad qaali ah

Aqalka Cad ayaa soo rogay nidaam adag oo ku saabsan isticmaalka Masuuliyiinta diyaarado Khaas ah

Xoghayaha Caafimaadka iyo Adeegga Aadamaha Tomas Price ayaa iska casilay ka dib  cadaadis ka yimid Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump jimcihii isaga oo u adeegsaday diyaarad khaas ah.

Waxa lagu wargeliyey Warbaahinta inuu tagay saacad ka dib markii uu Trump u sheegay wariyeyaasha in uu ka niyad jabay isticmaalka Xogahayaha ee duulimaad kharashka badan .

“Xogahayaha Caafimaadka iyo Adeegga Aadanaha Thomas ayaa iska casilay maanta horaantii waanu ka aqbalay madaxweynahu,” ayuu yidhi Aqalka Cad.

 

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso