War Deg Deg ah : Rasaas ka Dhacaysa Gudaha akadeemiyadda milatariga ee Colorado..

Sida aya warbaahinta Maraykanku Sheegayso Sabti Akadamiyadda Cirka ee Maraykanka ee Colorado ayaa waxa ka dhacaya Rasaas.
Bilayska Mareykanka ayaa sheegay in ay heleen warbixin ku saabsan “In Rasaastu wali socota”, isaga oo intaa ku daray in ay isla markiiba xidheen akadeemiyadda.

Maamulka akadeemiyadda ayaa digniin farriin ah u diray ardaydooda iyaga oo waydiistay inay Dhuuntaan.

Akadamiyada ayaa Todobaadkii hore  Haysatay Bogaga hore ee warbaahinta kadib markii Lagu Qoray Gudaha Hoolalka  ereyo  cunsuriyasan Lidin ku ah Dadka  madow.

 

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso