Salaadii Ciidal Adxada 2017 Qaahira

Madaxa hey’ada dhexe ee isuduwidda iyo tirakoobka Abu Bakr al-Jundi ayaa Maanta sheegay in dadweynaha Masar ka badan yahay  104 milyan oo qof halka 9 milyan oo qof  ku nool yihiin dibadda .
Kulan ay ka soo qaybgaleen madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayuu ka  sheegay in tirada Masaarida e 18-kii April ee sannadkan ay ahayd 94 milyan iyo 798,827, halka  tirada Masaarida ku nool dibedda ay yihiin 9 milyan iyo 470,674.

Wuxuu intaa ku daray in tirada guud ay 104 milyan iyo 269501 qof.