Saldhiga Milatariga ee Turkigu Soomaliya ka furtay,waxa ay saamayn ku leedahay amaanka Geeska Africa guud ahaan iyo gaar ahaan amaanka Somaliland.

 

Saldhiga Milatariga ee Turkigu Soomaliya ka furtay,waxa ay saamayn ku leedahay amaanka Geeska Africa guud ahaan iyo gaar ahaan amaanka Somaliland.

#Saldhiga Milatariga ee Turkigu Soomaliya ka furtay,waxa ay saamayn ku leedahay amaanka Geeska Africa guud ahaan iyo gaar ahaan amaanka Somaliland.

#Jamhuriyada Somaliland saamayn gaar ah ayuu ku leeyahay saldhigani,sababtoo ah Koonfurta Soomaliya oo ciidan loo toobabaro iyadoo dawlada Xamar ka jirtaa si qayri sharci ah u sheeganayso dhulwaynaha Jamhuuriyada Somaliland in ay ka taliso,waxa ay ka dhigan tahay laba dhinac oo ishaya in dhinaca la xoojiyo,iyadoon la eegin saamaynta oo dhinaca kale ku leeyahay.

#Shacabka Jamhuriyada Somaliland waxa la gudbuun in ay ka diyaar garoobaan saamaynta uu saldhigaasi soo wato,oo ay doortaan hogaamiye u babac dhigi kara cududa milatari ee halkaa ka soo socota. Hogaamiyaha kartida iyo aqoonta lagaga hortagi karo cududa halkaa ka soo socotaa,waa Muse Bixi Cabdi.

#Muwaadin u codee Muse Bixi Cabdi oo lagu halayn karo difaaca dalkeena.
W/Q Mohammed Dahir Ahmed

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso