Booliska oo sheegay in ay Kor u Kacday Dhimashadu Maraysana 50 qof 200 kalena way ku dhaawacmeen rasaas Lagu Furay Goob ay Ka Socotay Bandhig Muusig Las Vegas


Booliska ayaa sheegau Ugu yaraan 50 qof ayaa la dilay iyo in ka badan 200 qof way dhaawacmeen rasaas Rasaas lagu furay Goob Casino ah oo la yidhaa Mandalay Bay halkaas oo bandhig muusikad ee Las Vegas ka socday.

Dhanka kale ilo wareedyo ayaa sheegaya in masuuliyiinta Mareykanka ay joojiyeen duulimaadyada garoonka diyaaradaha ee McCarran ee magaalada Las Vegas iyaga oo ka shakiyey inuu Joogo nin hubeeysan mid ka mid ah goobaha baabuurta ka dhigto.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso