Saddex Askari oo Mareykan ah ayaa lagu diley laba kalena Waa la dhaawacey weerar hubaysan oo ka dhacay Niger

Saddex askari oo Mareykan ah ayaa la dilay laba kalena waa ay ku dhaawacmeen Arbacadii weerar hubaysan oo lagu qaaday Kolonyo ay wateen Niger, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan millatariga Maraykanka.

Taliska millatariga Mareykanka ee Afrika AFRICOM  ayaa sheegay in la wareeray Kolonyo Ciidan oo ay leeyihiin  lakiin may sheegin wax khasaare ah.

Wageyska  New York Times ay ka soo xigatay sarkaal ka tirsan difaaca Mareykanka oo aan magaciisa la sheegin kaas oo sheegay in weerarka lagu dilay saddex qof labana ay  dhaawaceen.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso