Maanta ayay Komishanka Doorashooyinku ku dhawaaqeen tirada guud ee codbixiyaaysha Dalka ee Doorashada soo Socda ee Madaxtooyada lana filaayo in ay dhacdo Bisha November .
Tirada is diwaangalisay waxay ahayd 873,331 Waxaana qaatay kaadhadhka 704,089 Kaadhadhka noqday ee aan la qaadan waa 169,242.
Guud ahaan Goobaha Cod Bixintu Dalka waa 1642 Goobood.
Gobolka Saaxil 60,817
Gobolka Sool 63,698
Gobolka Sanaag 80,334
Gobolka Togdheer 147,440
Gobolka Awdal 102,571
Gobolka MaroodiJeex 249,229
Faahfaahinta warka oo dhamaystiran Goor Dhaw naga Fisha Inshaa Allah.
Warqabadka ToggaHerer