Dabka ayaa sidoo kale ku wareegay magaalada Figo mid ka mid ah magaalooyinka ugu dadka badan ee Galicia halka Jaamacada magaalada laga daadgureeyay ardayda iyo dadka ku sugan, ayuu yidhi afhayeenku.

Ma aysan bixin faahfaahin sababaha dabka Afhayeenku.