Singapore Oo Dadkeeda ka Mamnuucday Inay iibsadaan Gawaadhida Cusub Ilaa iyo sannadka 2020

Mas’uuliyiinta Singapore ayaa joojiyay iibsashada Gaadiidka Cusub Ilaa iyo Bilowaga sanada 2020.

Hay’adda Gaadiidka ayaa sheegtay in la’aanta dhul iyo qorshayaal lagu maalgalinayo gaadiidka dadweynaha iyo gaadiidka dadwaynaha loona dajinayo siyaasadeed cusub.

Mas’uuliyiinta Singapore ayaa xakameynaya xad-dhaafka Cidhiidhiga iyagoo bixinaya xuquuqda baabuurta ee xaraashka.

Dadka Singapore ayaa dhan 5.6 milyan oo Qof Gaadiidkooduna waa Lix Boqol oo Kun oo Gaadhi.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso