Iran oo ku xukuntay xukun dil ah Nin u Shaqaynayay Mossad Israel

Iran ayaa ku xukuntay xukun dil ah kadib markii lagu helay dambi ah inuu u gudbiyo Israel macluumaad si ay u disho tiro ka mid ah aqoonyahanno sare oo ka shaqeeya nukliyeer-ka, ayuu yidhi xeer ilaaliyaha.

“Qofkana ayaa la kulmay Mossad dhowr jeer waxaana uu siiyay macluumaad xasaasi ah oo ku saabsan ciidamada Iran iyo goobaha nukliyarka isaga oo ku bedeshay lacag iyo deganaansho Iswiidhan ah” ayuu yidhi Xeer Ilaaliyaha Guud Abbas Jafari Dulatabadi.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso