Madaxweynaha Filibiin: Waan xoreynay Marawi Manaan u burburin sida Mosul iyo Raqqa!

Madaxweynaha Filibiin Rodrigo Douterti ayaa ugu baaqay ciidamada wadamada Koofurta Aasiya inay la dagaallamaan argagixisada iyaga oo aan burburin magaalooyinka, si ay ugu fogaadaan masiirka ay mareen Muusil oo Ciraaq ah iyo Raqa oo Suuriya ah.

“Haddii aad xoreeysid magaalo samee ugu yaraan nacaybka iyo burburinta ha iloobin in aadan ka horeynin diinta lafteeda laakiin dad gaar ah weeye” ayuu Duterti u sheegay wasiirrada difaaca ee Ururka  Koonfur-Aasiya (ASEAN) Haddii aad xoreeysid magaalo  ha ku masaxina  dhulka  bamam , gantaalo iyo noocyada dabka ah ee kale  sida ka dhacday Mosul  Ciraaq iyo Raqa Siiriya.

“Waxaan ka xoreynay magaalada Marawi ee koonfurta Philippine waxaanan kaga saarnay diyaarado iyo helikobtarro magaaladuna way nabad qabta  laakiin waana la xoreeyay.”

Warqabadka ToggaHerer

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso