Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump : Ma ilaawi doonno askarteenna ay dilaan Hezbollah

Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in waddankiisu uusan iloobi doonin 241 askari oo Maraykan ah oo lagu dilay magaalada Beirut ayna dileen Hezbollah qaraxi xarunta dhexe ee Marine Sanadii 1983 .

Sidaana Waxa uu ku Qoray akoonkiisa Twitter-ka.

“Madaxwayne Trump ma taageeri doono waxa uu qorsheynayo Iran,” Bens ayaa yidhi. “Iran waa maalgaliyaha ugu weyn ee argagixisada, Hezbollah waa wakiilkiisa.”

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso