Shariif wuxuu haatan ku sugan yahay London isaga iyo xaaskiisa Kalthoum oo daweyn uga socota xanuunka kansarka oo haya isla markaana uusan ku laaban dalkiisa tan iyo markii lagu eedeeyey musuqmaasuqa inkastoo uu sheegay inuu laaban doono.