Daruur Sida Maska ah oo Argagax ku Keentay Reer Japan!!

Daruur u eeg sida Mas weyn oo cirka ah ayaa sababtay inay shooggaan reer Japan.
Warbaahinta maxaliga ah ee Magaalada Niigata ayaa la yaabay markii ay arkeen ifafaale cajiib ah iyadoo daruurtani ka muuqatay cirka oo daruuro leh, sida ay sheegtay wargeyska The Sun .

Dhacdadan Qa`riibka ah ayaa waxa ay wareegaysaa baraha bulshada isla markaana si dhaqso ah u keentay dadka isticmaala werwer.

Culimada ama Khuabrada Hawada ayaa ku sheegay in ay Dhacdadan oo loogu yeedho dariiqa cadaadiska waa biloga duufaan.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso