Daawo Gool-Haye Kaadhka Cas Loo Taagay Ka dib Markii uu ku Kaajay Goolkiisa Dabadiisa Intii Ay Ciyaartu socotay!!!

Kulankii kubadda cagta ee u dhaxeeya kooxda Bradford Park Avenue iyo kooxda Salford City ee sabtidii kulmay ayaa wax cajiib ahi ka dhaceen.

Daqiiqadii 88aad ee ciyaarta,garsooraha ayaa siiyey Kaadhka casaanka goolhayahe Max Crawcamp Salford City.

Ciyaartoyda iyo daawadayaasha waxay la yaabeen go’aanka adag ee la yaabka leh ka hor inta aysan ogaan sababta keentay go’aanka, taas oo ahayd in Gool-hayaha martida ahaa uu ku kaajay Goolkiia Dabadiisa.

“Waxaan jeclaan lahaa in aan raaligelin ka bixiyo wixii  dhacay  qalad ayaan sameeyay habdhaqankan aan fiicnayn , mana aanan dooneynin in aan wax dambi ah galo,” ayuu yidhi Krocombe oo raaligelin ka bixiyay dhacdada, isagoo isticmaalaya akoonkiisa Twitter. waxaan doonayaa Inaan raaligelin siiyo  labada kooxood iyo taageerayaashooda mana soo celin doono” Max.

Ciyaartu waxay ku dhamaatay 2-0 ay kaga badisay Salford City Kooxda Bradford Park Avenue.

Warqaadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso