Gudaha Ka Akhri Israel oo dib u dhigtay codbixin ku saabsan dib-u-dajinta degsiimooyinka qaarkood ee Daanta Galbeed ilaa Qudus la Haysto!!!

Israel ayaa dib u dhigtay cod wasiiradu u qaadi lahaayeen sharci la soo jeediyay si ay u dejiso degsiimooyin qaar ka mid ah degaannada Daanta Galbeed iyo Qudus ta la haysto.

Xubin ka tirsan Xisbiga Likud ee uu hogaamiyo Ra’iisal wasaare Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in dib u dhigistu keentay ka dib cadaadis ka yimid Maraykanka, iyada oo Washington ka cabsi qabto in sharcigani curyaamin karo dadaalkeeda ah in uu soo nooleeyo hawsha nabadda.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso