Hogaamiyaha Kurdishka Massoud Barzani oo xaqiijiyay inuu doonayo inuu iska casilo madaxtinimada gobolka Kurdistan

Hogaamiyaha Kurdishka Massoud Barzani ayaa ku dhawaaqay inuu doonayo inuu iska casilo madaxtinimada gobolka Kurdistan horaanta bisha November.

Barzani ayaa baarlamaanka gobolka ka codsaday in uu buuxiyo booska madaxweynaha.

Warbaahinta Kurdida ayaa soo warisay in baarlamaanku uu qabtay kulankiisii farriin uu ka helay Barzani.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso