Nin Gaadhi Dad ku Jiidhsiiyey Xaafada Manhattan ee magaalada New York ee dalka Maraykanka

Weerar loo adeegsaday gaadhi Kuwa xamuulka ah ayaa la jiidhsiiyey Dad Wado marayay Xaafada Manhattan ee magaalada New York ee dalka Maraykanka .

Booliska Maraykanka ayaa sheegay in ilaa hadda dhinteen Sideed qof 12 Kalena Dhaawacmeen.

Saraakiisha Booliska ayaa sheegay iney qabteen ninkii waday gaadhiga dadka la jiidhsiiyey ayna wadaan baadhitaan.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso