Doorashada Maddaxtinimada 2017: Daraasad Daaran Galbeedka Siday u Codayn Doonan

 DARAASAD AANU KA SAMAYNAYNAY SEDDEXDA GOBAL EE GALBEEDKA

 

 

Silsilada Mutadawiciinta  ayaa cilmi baadhis balaadhan ku samaysay dadwynaha dagan, saddexda gobol ee galbeedka Somaliland mudadii u dhaxaysay  20/10/2017 ilaa 29/10/2017. Saddexdan gobal ayaa  dadka kaadhka codbixinta qaatay ka badan yihiin saddexda gobal ee Bariga . Cilmi baadhistan  ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada  gobalada galbeedka lagu waydiinaayay – suaal kaliya oo ah cida ay codka sinayaan. Waxaa ka qayb qaatay 198 qof oo lagu saleeyey tirade dadka qaatay kaadhka cod bixinta.

:

Tirada dadka qaatay kaadhka codbixinta
 Gobalka Tirada
Maroodi-Jeex 249,229
Awdal 102, 571
Saaxil 60,817

 

 

Wadarta guud ee saddexdan gobal ee codbixyaashu waa = 412, 617

 

Wadarta guud ee cod bixiyaasha gobolada oo dhan waa 704, 089

 

Saddexdan gobal waxay  ku fadhiyaan 58.6% tirada dadka kaadhka cod bixinta qaatay ee gobalda dalka oo dhan.

 

Dadku maxay ku dooranayaan musharaxiintooda?

 

Daraasadan ayaa haysa cadaymo ah in dadka gobaladan degani ayaa 70% ay codkooda ku bixinayaan hanan deegamaysan. 30% waxay codkooda ku bixin doonan sida ay musharaxinta ugu qanceen Tusaale ahaan; Siyaasadahooda, aqoontooda, waayo aragnimadooda, kartidooda iyo iwm.

 

 

Tirada codadka dadka kaadhka qaatay deegamada hoos ku xusan
Degmooyinka Tirada codadka
Degmooyinka Hargeeysa 179, 328
Gabilay 46,143
Salaxlay 12,135
Balay Gubadleh 11,673
Wadarta Guud  249, 229

 

 

Gobalka Dadka is diwaan galiyay ee aan kaadhka qaadan (%) Dadka aan codayn Doonin oo ah 50% oo ah dadkii aan kaadhka qaadan
Maroodi – Jeex 25% 12.5%
Awdal 43% 21.5%
Saaxil 30% 15%

 

 

***waa Tirada la filaayo in ay codeeyaan saddexdan gobal

 

Tirada dadka darasaadu filayso inay codayn  doonan Tirada Codbixiyayaasha (%)
Maroodi- Jeex 218,076 62%
Awdal

 

80, 518 23%
Saaxil

 

51,694 15%
Tirada Guud 350,288 100%

 

 

 

Muunada daraasada (sampled based on convenience sampling) 198 (100%)
Maroodi –Jeex 122
Awdal 46
Saaxil = 30 30

 

 

 

Tirada guud ee ka codayn doonta saddexdan gobal waa = 350,288 cod.

 

*** waxaa daraasadu qiyaastay in kalabadh dadkii aan kaadhka qadan in aanay codayn doonin doorashada.

 

 

Daraasadan ayaa wax ay ooda ka rogaysaa; in ay dadku ku codaynayaan 70%  hab deegaamaysan,  codadka  Xisbiga Kulmiye ka helayo  saddexdan gobal ayaa noqonaysa:

 

Gobolada galbeedka somaliland Tirada kaadhka  codbixinta qaadaty Tirada(%) (deegamada Kulmiye) Tirada (deegamada Kulmiye
Maroodi Jeex 218,076 71% 158, 864
Awdal 80, 518 45% 36,233
Saaxil 51,694 70% 42,571
Tirada Guud 350,288   242,760

 

 

 

Xisbiga Kulmiye codadka uu ka heli doono saddexdan gobal waa 242,760 oo u dhiganta 64.9%. halka ay Labada xisbi ee kalana ay heli doonan 35.1%.

 

 

FIIRO GAARA

Gobalka maroodi jeex oo la filayo inay ka codayn doonan 158,864 (71%)  ay yihiin dadka kasoo jeeda degaamada uu kasoo jeedo musharaxa madax wayne ee xisbiga kulmiye

Advertisement

Ku Xayeysiiso