Ronaldo oo daabacay fiidiyow isaga oo ka digaya miisaanka xad-dhaafka ah!

Cristiano Ronaldo  gooldhaliyaha taariikhiga ah ee Real Madrid ayaa bogiisa ku daabacay Isaga oo ka digaya miisaankiisa culus.

Xiddiga reer Portugal ayaa ka soo muuqday Fiidyaw isaga oo samaynaya dhaqdhaqaaq ilaalin ah oo uu la samaynayo jilaaga reer Mareykan ee Christian Boothas kaas oo ay haysato Mushkilad Buurnaan ama Cayil.

“Waad ogtahay Sirta  guushayda ” ayuu yidhi  isaga oo kaftamaya.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso