Kumanaan kun ayaa ku Mudaharaadaya magaalada Barcelona iyaga oo ka dalbanaya mas’uuliyiinta Spanish-ka in ay sii daayaan wasiiro hore iyo dhaqdhaqaaqayaal taageera Gooni Isutaaga dhulka Catalonia.
Dhaqdhaqaaqeyaashu waxay u tixgelinayaan Dadka Xidhan inay yihiin maxaabiis siyaasadeed oo u xidhan masuuliyiinta Isbaanishka
Mas’uuliyiinta Isbaanishka ayaa xidhaysiddeed siyaasiyiin ah oo ay ku eedeeyeen Kicin iyo Gooni Goosad Gobolka Catalonia.
Warqabadka ToggaHerer