Qaasim Sulaymaani oo Ka Soo Muuqday Deir Al – Zour ka dib markii laga Qabsaday Daacish

Warbaahinta Iran ayaa daabacay sawirada Taliyaha Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran Guutadeeda Qudus Major General Qassem Sulaymani oo ay la socdaan tiro askar ah laguna sheegay in ay tahay meeshu magaalada Deir al-Zour oo dhawaan laga xoreeyay Kooxda Daacish.

Suleymani ayaa Dhexda ugu jiro Ciidamo Warbaahintuna ku sheegtay in ay yihiin Guutada al-Baqir Brigade goobtuna tahay magaalada Deir al-Zour kadib markii laga saaray Kooxda Daacish Jimcihii qabsadeena Ciidanka Suuriya oo gacan ka helaya ciidamada isbahaysiga .

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso