Belgium Oo sii deysay madaxweynaha Catalonia

Garsoore Belgian ayaa amar ku sii daayay madaxweynaha Catalonia Carles Bogdemont iyo afar wasiir oo ka tirsanaa golaha wasiiradiisa kadib markii su’aalo la waydiiyay.

Shan ka mid ah saraakiisha ayaa la filayaa inay maxkamad ku taal Brussels ay tagaan laba toddobaad gudahood si ay u go’aamiso waxay ka yeelayso codsiga masuuliyiinta dalka Spain ee ku aadan soo celintooda.

Madrid ayaa soo saartay amar lagu soo xidhaayo saraakiisha gobolka si ay u waajahaan eedeymaha iyo kacdoonkii Gooni Isutaaga Catalonia.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso