Sacuudi Carabiya oo ku dhawaaqday inay soo ururisay caddaymo badan oo lagu hayo Eedeysanayaasha musuqmaasuqa

Ku Xigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Sucuudiga ayaa sheegay in eedeysanayaasha Musuqmaasuq La Waydiiyey su’aalo faahfaahsan iyo in maamulka ay horay u soo aruuriyeen cadeymo badan.

War saxaafadeed ay soo saartay aya lagu sheegay in dadka la qabqabtay ay dhamaystirantay aysana joogin Marxaladii koowaad ayna tahay dhammeystirka wajiga koowaad ee dadaalka la dagaallanka musuqmaasuqa.

Dareenka ayaa tilmaamay in baadhitaannadii loo sameeyay si qarsoodi ah si loo xaqiijiyo amniga nidaamka sharciga iyo in la hubiyo in laga baxsado caddaaladda.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso