Daawo: ” Dawlada Kulmiye miyeynu Reer Salaxlayaw ku faaidnay mise waynu ku Khasaarnay … 18 Mashruux ayaa iminka oo kaliya ka socda Salaxlay se Muuse intaasba wuu Quudhsaday oo waxa uu yidhi Lama siinin Xaqoodii Bal aynu eegno waxa uu isna soo wado” Cukuse