Togaherer:
Aqoonyahano Dhawr ah oo Ka soo kicitimay dalka Maraykanka gaar ahaan Magaalada Seatel Oo uu Hogaaminaayo Gudoomiyihii Hore eeĀ Gudida Beesha Cidagale ee Gobolka Seatel Khadar yare Ismaaciil Cilmi ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey Madaarka Weyn ee Hargaysa.
Xubnahan ayaa u soo kicitimaday dalka sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen Ololaha Doorashada Ayaamaha Soo socda laga Filaayo in ay ka qabsoonto Dalka Somaliland Kuwaas oo u soo guntaday sidii ay u taageeri lahaayeen Cabdiraxmaan Ciro iyo Wadani.