Waxay ka Eryeen Diyaarada Sababtoo ah Doofaar!!!!

Masuuliyiin ka tirsan shirkadda diyaaradaha US Airways ayaa dejiyey qof rakaab ah oo watay Doofaar duulimaadka.

Wareer uu abuuray doofaarka diyaaradda ka hor inta aanay ka duulin Connecticut shaqaalaha diyaarada ayaa si dhaqso ah u fara-geliyey si ay u eryaan ruuxan rakaabka ah taas oo xayawaankana gacanta ku haya.

Rakaabka ayaa ka cawdey doofaarka diyaarada la soo saaray iyo ur uu keenayo.

Milkiilayaasha xayawaanka ka diiwaangashan dawladda Mareykanka ee dhibaatada naafonimada nooc kasta ha ahaatee waxay xaq u leeyihiin inay qaataan xayawaankooda.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso