War Deg Deg ah Wasiirkii Gargaarka iyo Maareeynta Masiibooyinka ee Maamulka Xamar oo is Casishay

Waxaa Goordhow is Casishay Wasiirkii Gargaarka iyo Maareeynta Masiibooyinka Xuukumada Federaalka Soomaaliya Drs Maryan Qaasim.

Wasiirka oo Goordhow la hadashay Warbaahinta ayaa sheegtay in ay isaga tagtay xilkii ay ka heeysay Xukuumada Federaalka Soomaaliya.

Qoraal Kooban oo Ay Soo Dhigtay Twitterkeeda ayeey ku Sheegtay in ay iska Casishay xilkaasi Sababo iyada u gaar ah.

Lama Oga sababta rasmiga ah oo ay isku casishay Wasiiirkii Gar Gaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Xukuumada Soomaaliya.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso