Daawo: Tartanka quruxda Oo uu Qabtay Xabsi Ku Yaal Brazil

Xabsi ku yaal magaalada Rio de Janeiro ee Brazil ayaa qabtay Tartan Quruxda Haweenka ah Waxaana ka soo qayb galay Tobananaan haween ah oo ku xidhan kala badalanayana dharka , tartanka quruxda waxa qabanqaabiyay Maamulka Jeelka ku yaal Talavera Bros.

Advertisement

Ku Xayeysiiso