Eeg : Ey Aanay Cidi Lahayn oo ka Badbaadiyey Haweenay Tuug!!!!

Dhacdo ayaa lagu soo bandhigay cajalad fiidiyoow ah markii Ey anay cidi lahayn ka badbaadiyay haweeney tuug isku dayday inuu boorsadeeda ka qaado, sida laga soo xigtay fiidiyoowga ay soo daabacday British Express.

Fiidiyowgu wuxuu muujinayaa Eyga oo iska taagan waddo ka hor intaan Tuugu isku dayin Tuugada, kaas oo Haweenyada Daba Socday.

Ka dib markii Tuugu isku dayay inuu la boodo boorsada iskuna dayay inuu baxsado, Ayaa Eyga oo iska taagnaa uu ku Cararay si uu u weeraro.

Geesinimada Eygu iska ma joogin ee wuxuu ku laabtay Haweenaydii oo dhulka taalla si uu u dajiyo.

Express Se ma Sheegin magaalada ama wadanka fiidiyowga laga duubay dhacdaduna ka dhacday.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso