Talo ku socota Madaxwayne Muuse Biixi ! Waxan salamayaa madawayne muuse biixi

Talo ku socota Madaxwayne Muuse Biixi !
Waxan salamayaa madawayne muuse biixi
iyo dad waynaa reer somaliland mel kastay joogan

Talo so jeedin dowlada cusub ee aad so dhisaysaa
yaanay ku bilabmin mucaradad la kowsanin!
1 waa inaad sodhista dowlad ilaa 30 wasiira
adoo wax badan eegaya
waayo nin kastoo yareeyaba waa badiyaa
ragii kaa horeeyay
waa maxay sababtu is waydii !
nin ku yidhaahda yaree waa nin aan kafakarin
waayaa wadankan yaal
2 waxaa ilafiican inaanad soo celin wasiiradii
hore ee xukuumadii silaanyo dhamantod
3 waxaa ila fiican wasiiro cusub oo dowlad dhalinyaro
ubadan inaad soo dhistaa
wasiiradii hore waxay dabarku noqon karaan
dowlada cusub taa soo dadwaynu ka niyad jabo
bilowga dowladaada
sabtoo ah waxay haystan hanti umadeed
oo ay sixun u istic maalan qarash
aad ubadan oo xad dhaafa
oo aan ka yaran maalintii 1000 doolar
halkii wasiirba bishii waa 30,000 doolar
marka la qiimeyo gadiidka ay watan iyaga iyo
qoysaskodu iyo shaqala guryahooda ka
shaqeeya gaadiidka yaala
su aasha kobad markaa ma maamuli
kartaa ninkaa hanti roon muusow
maarka waxaa fiican inad magacawdo
manta nin guntiisa aad ogtay oo aad
bari kantaroori karto
wasiir waliba wuxuu leyahay dilaalin
iyo eelado uu wax ku lun sado
adoo tana ee gaya ha soo celi
guntii iyo gaba gabadii dadkii ku doortay iyo
wasiira dii hore kaladooro shalay dadka
wax dooranayay man tase musow
adaa lagu ee gayaa dorasha daada
midda kale waxaa jira rag aqoon yahan ah
oo xisbiga u soo halgamay oo aan wali xilka
qaban xukuumada kulmiye waxaanay
dareemayan sidaadii shalay aad dareemaysay
taa adaan ku daayay ee ragaa hos u eeg,
ibrahin maxamed
mahad sanid

Advertisement

Ku Xayeysiiso