Hargeysa(Toggaherer)-Dadweynaha caasimada Somaliland Ayaa Aragtidooda ka dhiibtay Xukuumada cusub.
Xubno ka mid ah dadweynaha ku Dhaqan Magaalada Hargeysa oo si gaara ugu waramaayey shabakadani Radio-Toggaherer ayaa siyaabo kala gedisan uga hadlay waxyaabaha ay ka filayaan in ay qabato xukuumada cusun ee uu dhawaan soo magacaabi doono Madaxweynaha cusub ee la doortay Md-Muuse Biixi Cabdi .
Halkani ka dhagayso warbixintaasi: