Caasimada Somaliland Waxaa maanta Si weyn Looga Xusay Mowliidka Nabigeena .

Hargeysa (Toggaherer)-Caasimada Somaliland Waxaa maanta Si weyn Looga Xusay Mowliidka Nabigeena Muxamed (Scw).

Munaasinada Xuskaasi mowliidka Nabigeena Muxamed (SCw) ayaa waxaa si wado jir ah uga soo qaybgalay Madaxweyne ku xigeenkuu hore axmed yuusufa yaasiin,Gdoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha wakiilada somaliland Axmed yaasiin ,Saraakiil sarsare oo ka socotay ciidamada qaranka Somaliland ,Xubno ka socday culimada dalka iyo marti sharaf kaleba.

Warbixintaasi oo faahfaahsan halkani kaga boggo:

Caasimada Somaliland Waxaa Maanta lagu qabtay Xuska Dhalashada Nabegeena Muxamed-Csw.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso