Xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Brazil ayaa furay baadhitaan saddex xabsi ka dib markii fiidiyoow muujinaya jidh-dil ay u geysanayaan ilaalada xabsi gobolka Brazil ee Goias.
Fiidiyowga ayaa la rumeysan yahay in la duubay inta u dhexeysa 2014 iyo 2015, laakiin dacwad-oogayaasha ayaa toddobaadkan helay una ogolaaday warbaahinta in ay daabacaan Khamiistan.
Fiidiyoogu wuxuu muujinayaa dhowr ilaalo ah oo isticmaalaya korontada si maxaabiista loo ciqaabo.
Warqabadka ToggaHerer