Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray Siilaanyo National Library.
Madaxweynaha ayaa halkaa ka jeediyey khudbad taabaaysay Furitaanka Library ga.
Daawasho Wacan