Gudoomiyaha Gudida Deegaanka Golaha Wakiilada Ayaa Mudanayaasha Golahasi Warbixin Ka siiyey Xeerar Ay Gudidaasi Horkeeneen..

Hargeysa(Toggaherer)-Gudoomiyaha Gudida Deegaanka Golaha Wakiilada Ayaa Mudanayaasha Golahaasi Warbixin ka siiyey..

Gudoomiyaha Guddida Deegaanka Ee Golaha wakiilada Somaliland waxa uu xildhibaanada Golahaasi uu Warbixin ka siiyey Xeerar ayGudidaasi Naaqisaad ay ku soo samaysay kana soo baaran tagtay,isla markaasina ay horkeeneen golahaasi,si Gole weynuhu uu waajibaadkiisa uga guto.

Halkani ka daawo warbixintasi Gudoomiyaha Gudida Deegaanka oo faahfaahsan:

Advertisement

Ku Xayeysiiso