Side Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran u qaabilay sarkaal British ah oo aan Xijaabnayn!!!!


Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Mohammad Jawad Zarif ayaa La taliyaha Wasiirka arrimaha dibadda ee Ingiriiska u sheegay in loo baahan yahay inay madaxa daboosha Xijaabto.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ingiriiska Boris Johnson ayaa Sabtidii booqday Tehran halka uu ku sifeeyey Dublimaasi sare oo Iran ahi mid sare.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso