Madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa Axaddii maanta sheegay in Israel ay tahay “Dawlad argagixiso ah oo disha carruurta,” isaga oo ku nuux-nuuxsaday in uu “la dagaallami doono Jidkasta” waa ka soo horjeeda aqoonsiga Maraykanka ee Qudus-ta la haysto ee caasimadda Dawlada Yuhuudda.
“Falastiin waa dhibbanaha aan waxba galabsan … Israel waa argagixiso, haa, argagixiso,” Erdogan ayaa sidaa yidhi hadal uu ka jeediyay Sivas. “Uma oggolaan doonno in Qudus ay ku jirto naxariis dawlad dilaysa carruurta.”
Warqabadka ToggaHerer