Gabay Hibasho
Dahir ina Suldanow Aduun Subaxba waa cayne
Sabadkaynu joognaba qabsade xayn kornayli iyee
xidha iyo haday kowsadeen waa xujood kaniye
sidii duul xisaar lagu hayiyo xulafodii Dooxa
xadkii baa togdheer saaka ah laysku xidhayaaye
xagla toos she waa taa laxidhay xaaski uu qabaye
xaglo baa qormadii soo galo qaatay hadalkiiye
Anokale maroor lagumadayo muuse badow ow ee
wax badanbaan qidmeeye hadii layqadarin waayay
shaanida qac deediyo hadaan qowda laga yaacin
qubuuri kalshase hadanan qudunki sofaadhin
qamuunyada hadii anad ilka qow iskaga siinin
x wasiir cadani
cadaniba qormadii soo gala qatay halkiiye
Qiiriyo hadad igu ogayd oohin soo qubata
qadhaadh iyo hadan noqonayaa khabarad ee daane
Huuno iyo hadhow haygu odhan hadal xun oo liita.
x wasiir Cukuusa
cukusa qormadii soo galoo qatay hadalkiiye
Anigo wixii guule qoray aanka gubaaynin
misna godob waxan kuu dhix galay gocanayaa
mooye
saluugayga anigoon marnaba sina u sheegaynin
samir baa nin raga lagu ogyee sadanba badane.
x wasiir cali mareean
cali baa qormadii soo galo qatay hadal kiiye
Anigo qaraabiyo tolkay kala qardofeyay
qamsiin alif cod kuu soguray baa qadoodiyahee
Qadoodiga i helay aniga oon qadan kariwaayin
Qosolka Xirsi (x wasiir Xirsi )banan seer qadan karahayne
Qiil iyo wuxuun badh xaaji waa qaadan waa taniye
Lasoco cadadka danbe
Ibrahin maxamed