Gudaha ka eeg: Saif Al-Islaan Gadaafi Oo Shaaciyey in uu u tartamaayo Doorashada Madaxtooyo ee Soo socota isagoo garab ka haysta Qabiilooyinka Waaweyn

“Wiilkii Qadaafi ka sugaynaa doorashadii madaxweynenimada ee dalka Liibiya sannadka soo socda ” Sidaana waxaa yidhi afhayeen u hadley Sefal Islaam Qadaafi

Saif al-Islam Gaddafi oo ah wiilkii hoggaamiyihii Liibiya Muammar Gaddafi, ayaa qorsheynaya inuu u tartamo madaxtinimada wadanka Liibiya  doorashooyinka soo socda ee dhicidoonta 2018-ka afhayeenka , ayaa xaqiijiyay.

“Saif al-Islam Gaddafi, oo ah wiilkii madaxweynihii hore ee Liibiya, Saif al-Islam Gaddafi, wuxuu ku tiirsan yahay taageerada qabiilooyinka waaweyn ee Liibiya si uu u ordo doorashooyinka madaxtinimada ee soo socda dhicinoonana2018,” ayuu Al-Soul Oo u sheegay wargeys kasoobaxa wadanka Masar

“Saif al-Islam wuxuu qorsheynayaa hadii uu ku guuleysto doorashada dhici doonta 2018 in uu wax weyn ka badadi doono xaga amniga iyo xasiloonida Liibiya,” Ayuu yidhi Saif Al-ismaal Gaddafi oo laga sii daayay xabsiga bishii June lix sano kadib markii uu ka soo horjeestay kacdoon shacab oo NATO taageeraysey markaasoo Aabihii laga Tauuray Talada Dalka Aakhirkiina Maaleesiyaadkii ka soo horjeeday ay ku Toogteen Dalka Liibiya. Dalka Libiya Ayaa hadeer u Gacan galay Maleeshiyoonin Iska soo hor jeeda una Badan Islaamiyiinta.

Waqabadka Togaherer

Advertisement

Ku Xayeysiiso