Waxa Aan Beesha Bariga Hargaysa U Sheegayaa Waxa Ay Ku Wayday Saamigii Golaha Wasiirada .W/Q: Suldaan Nagiib

Beesha bariga hargaysa waxa ay ka mid tahay afarta beelood ee reer hargaysa mid ka mida ee walaalha ah ee dariswanaaga ku wada yaala ayay qaadan jirtay saamigeeda markii ay taa nusqaan u arkeen ayay magac kale labexeen xukumaduna magacii cusbaa ayay saamigoodii ugu dartay taasina maaha mid lagu khasbay ee yagaa doortay cidina eed kuma laha waxa aan tusayaa oo kale kursiga wasiir waxa ka qiima badan ee hadan la siiyay oo ah hogaanka siyaasadeed ee xisbiga kulmiye ee hada gacanta ku haya xisbigii inuu yahay axmed cabdi dheere oo bariga hargaysa ka soo jeeda beeshu waxay caan ku ahayid nabad dawlad maalka maanta hadii ay ka hadhaan xilalka kale waxa aan leeyay waxba xukumada oodwadaagu idinka dhexeeyo kumaydaan darsan halka la idinka raacay garta

 

W/Q : Suldaan Nagiib .

Advertisement

Ku Xayeysiiso