Timo Jare Suuriyaan ah oo Isticmaala Xiirista Timaha Faas iyo Madaraq !!!!

Laajiga Suuriga ah ee Ammar Kalash oo ka noqday xiddig maxali ah wadanka Brazil, halkaas oo uu u shaqeeyo Rayiislinimo ama Timo jare qaab naadir ah, isagoo isticmaalaya Faas iyo Madaraq halkii uu ka isticmaali lahaa maqas.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso