Daawo: Dowlada cusub Ee Uu Gadhwadeenka ka yahay Md_Muuse Biixi Cabdi Waxaanu ka codsanaynaa..UGaas Cali ABiib Axmed.

Hargeysa(Toggaherer): “Dowlada cusub Ee Uu Gadhwadeenka ka yahay Md_Muuse Biixi Cabdi Waxaanu ka codsanaynaa..UGaas” Cali ABiib Axmed.

Magacaygu waa UGaas Cali Abiib c Axmedwaxaanan ka hadlayaa baahida xaafada sheekh cumar waxaanu yidhi:
{waana xaafadii la dajiyey dadka barokacayaasha ah dowlada hoose ee magaalada Hargeysa ayaa xaafadani iskugu keentay dad barokacayaal ah ,dadkaasi barokacayaasha ah ee dagan xaafada sheekh cumar ma haysaan goobaha adeega caafimaadka waana goobo kala fog ,xaafadn kama jiraan biyaha iyo wadooyinkuba iyadoo taaggiga biyaha ah loogu shubo Toddobaatan kun Oo Shilinka Somaliland ah ,hadaba qasabaduhuna soomay gaadhin xaafadan ,inkastoo ay balaadhan tahay ,waxaanay dadka xaafadaasi u baahan yihiin iskuulkii in loo sameyo ,waxaanay ardeyda xaafadaasi timaadaa dugsiyada faarax omaar iyo juun oo ka fog xaafadaasi ,markaasi dowlada cusub ee uu madaxweynaha ka yahay Muuse Biixi cabdi waxaanu ka codsanaynaa in uu ilgaar ah ku soo eego xaafadan sheekh cumar oo ay hadda baahi balaadhan ka taagan tahay,anguan waxaan ka mid ahaa goob joogayaashii kulmiye u joogay xaadafaadi sheekh cumar},Muuqaal qaadistii Mr- Ayubi.
Hadlaki ka daawo qodob wareedkaasi oo faahfaahsan:

Advertisement

Ku Xayeysiiso