Wareysi-Xukuumada Taagta Daran Somalia Hanagadayso Farogalinta Oo Hawada Somaliland..Xil AXmed Maxamed Diiriye (Nacnac).

Hargeysa(Toggaherer)-Wareysi-Xukuumada Taagta daran Somalia Hanag Dayso farogainta Oo Hawada Somaliland..Xil AXmed Maxamed Diiriye (Nacnac)..

Xildhibaan Axmed maxamed Diiriye Nacnac kana tursan aaqalka golaha wakiilada somaliland Oo Aanu wareysi la yeelanay ayaa meesha ka saaray warar ay xukuumada taagta daran Ee somalia ay ku sheeganayso Hawada Somalialnd maamulitaankeeda ,waxaanu xildhibaan Nacnac uu uga digay dowlada somalia in farogalintaasi ay ka waan toobaan,halka uu sidoo kalena uu ka hadlay hanjabaado ka soo yeedhaya xuutiyiinta Dalka yemen oo dowlada somaliland ugu soo hanjabay in ay soo weerari doonaan .

Halkani kaga Boggo wareysigaasi oo faahfaahsan:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso