Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Madaxweynihii saddexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Madaxweynihii saddexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo ay wehelinayeen, Siyaasi Cabdilaahi Maxamed Ducaale iyo Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil), kulankaasi oo ahaa salaan iyo booqasho.

Advertisement

Ku Xayeysiiso